Picture of Xasan Mudane

Articles by Xasan Mudane

Xasan Mudane waa Maamulaha Machadka Horn Institute for Peace and Development oo ah Hay'ad madaxbanaan oo ku takhasustay cilmi baarista siyaasada guud, falanqaynta iyo ka qeyb qaadashada bulshada

Faallo Xasan Mudane | 27 November 2021

Afartii sano ee u dambeysay waxaa na soo maray dhaqan xumo siyaasadeed tii ugu darneed; waxaa la hirgeliyey qorshe ku dhisan it’s our turn to eat-waa markeenii ee aan cuno. 

Maqaallo Xasan Mudane | 7 July 2021

Xasan Mudane oo ka mid ah dhallinyarada aqoon-yahannada ah ee wax ka dhiga Jaamacadaha dalka ku yaalla ayaa qoray 10 qodob oo Farmaajo caan ku yahay, wuxuuna ciwaan uga dhigay, SIDEE KU NOQON KARTAA FARMAAJO OO KALE?

Falanqeyn Xasan Mudane | 17 April 2021

Wareysiga Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku soo aaday xilli adag, dalkuna uu taagan yahay meel isgoys ah. Wareysigiisa waxaa iiga baxay arrimo badan oo ay ugu horreyso in Isaga, Deni iyo Axmed Madoobe aysan mar dambe is hor fadhiisan doonin. Sidoo kale, waxaa meesha ka baxay heshiiskii 17 setembar, dibna looma furi doono.